hoggaansamid
(m.f.dh)eeg hoggaansan¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoggaansamid ↴
caalqaado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
Arrin u hoggaansamid awood la'aan awgeed.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg