hoggaansan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Wax arrin, xeer iwm oggol noqosho (qof).
hoggaansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Wax xeer, arrin iwm oggol ahaansho (qof). 2. Wax hoggaan lagu wado ahaansho (awr).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoggaansan ↴
hoggaansamid [m.f.dh]
eeg hoggaansan¹.
hoggaansanaan [m.f.dh]
eeg hoggaansan². ld hoggaansanaansho.
hoggaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hoggaansa-naan.
kacaandiid [m.l] (-dyo, m.dh)
Qof aan mabaadi'kacaan u hoggaansanayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg