Site icon Qaamuus

jawaabta

hoobad
(m.l) (-dyo, m.dh)

1. (-dyo, m.dh) Meel degaandeg ah. 2. ld hoobasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoobad

raarac [m.l]
1. R. ah: meel hoobad ah. 2. ld raaricid.

babac [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-cyo, m.l)
1. Daaddagga buurta ama taagga; hoobad. 2. Si aan toos ahayn ee wax loo dhigo. 3. ld babcid.

dabuub [m.dh] (-bo, m.l)
1. ld dabeeb. 2. Meel hoobad ah.

dabuubo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
1. ld dabeebo. 2. Meel hoobad ah ka daaddigid.

dalow [m.l] (-wyo, m.dh)
1. Wadaan ramal ah; baaldi. 2. Haadaan ama meel dheer oo hoobad ah; deli. 3. Qof dalkiisii dhibaato awgeed uga cararay ee meel kale degaansada. 4. ld dalaabid.

deg [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Dhul korreeya hoobadka ah. 2. Daan (webi). 3. Garabka intiisa kore; qarqar.

deli [m.l] (-iyo, m.l)
Meel laga dhaco oo hoobad ah; dalow.

dhoobad [m.l]
ld dhoobasho.

digiigix [m.l]
1. Naxariis. 2. Meel hoobad ah. ld dagiigix.

digiigixo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gixday, -gaxatay; -gaxan)
1. U d.: cid u naxariisasho. 2. Meel hoobad ah ka daadegasho. ld dagiigoxo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version