Site icon Qaamuus

jawaabta

hoogaanso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Madaxa iyo gacmaha hoos u laallaadsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoogaanso

hoogaansasho [m.f.dh]
eeg hoogaanso. ld hoogaansad, hoogaansi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version