hoorid
(m.f.dh)eeg hoor². ld hoorrimaad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoorid ↴
dulkahoorid [m.f.dh]
eeg dulkahoor².
gabdhon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-omay, -ontay; -omi)
Daadasho, hoorid (roob).
hoorrimaad [m.l]
1. Inta uu da'ayo roob curtay. 2. Tifqidda muddo hoore tifqayo. 3. ld hoorid.
makhoorid [m.f.dh]
eeg makhoor². ld makhoor¹, mokhoor¹, mokhoorid.
mokhoorid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld makhoorid.
hoor [m.l]
Nooc geela ka mid ah, caano badan, adkaysi yar, dhogor yar, bar gaaban.
hoor [m.l]
1. Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya. 2. Illin.
hoor [m.l]
(kiim.) Wejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu dabranyihiin si debecsan.
hoor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Roob di'id. 2. Dhibco biyo ah meel ka soo dhicid.