hoorin
(m.f.dh)eeg hoori. ld hooris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoorin ↴
hooris [m.l]
ld hoorin.
jiib [m.l]
1. Hoorinta iyo isla qaadidda heesaha cayaaraha. 2. Cayaar gaar ah.
hoor [m.l]
Nooc geela ka mid ah, caano badan, adkaysi yar, dhogor yar, bar gaaban.
hoor [m.l]
1. Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya. 2. Illin.
hoor [m.l]
(kiim.) Wejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu dabranyihiin si debecsan.
hoor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Roob di'id. 2. Dhibco biyo ah meel ka soo dhicid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg