hoorsi
(m.l)ld hoorsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoorsi ↴
hoorsasho [m.f.dh]
eeg hoorso. ld hoorsad, hoorsi.
hoor [m.l]
Nooc geela ka mid ah, caano badan, adkaysi yar, dhogor yar, bar gaaban.
hoor [m.l]
1. Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya. 2. Illin.
hoor [m.l]
(kiim.) Wejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu dabranyihiin si debecsan.
hoor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Roob di'id. 2. Dhibco biyo ah meel ka soo dhicid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg