horatibyee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yeeyay, -yeysay)1. Wax dedejin si ay u dhammaadaan. 2. Wax taqaantuqin. ld horatabyee, horutibyee, horutubyee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh horatibyee ↴
horatabyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld horatibyee.
horatibyeyn [m.f.dh]
eeg horatibyee. ld horatabyeyn, horutibyeyn, horutub-yeyn.
horutibyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld horatibyee.
horutubyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld horatibyee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg