horummarsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Cid horukac gaartay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh horummarsan ↴
horummarsanaan [m.f.dh]
eeg horummarsan. ld horummarsanaansho.
horummarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld horummar-sanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg