horutibyee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yeeyay, -yeysay)ld horatibyee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh horutibyee ↴
horatibyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
1. Wax dedejin si ay u dhammaadaan. 2. Wax taqaantuqin. ld horatabyee, horutibyee, horutubyee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg