Site icon Qaamuus

jawaabta

hoy
(m.l) (-ga, -yo)

(hooyo m.l) Meel la deggan yahay oo dad ku noolyahay; guri. hoyga

hoy
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yay, -ysay)

ld hoo³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoy

rabadin [m.l] (-nno, m.dh)
1. Meel la degi karo oo bannaan hareerahana dhir ama buuro ka xigaan. 2. Xero; hoy.

aboodi [m.l] (-iyo, m.dh)
Nooc haadda ka mid ah oo xagga weynaanta u dhaxeeya gorgorka iyo coomaaddaha, oo habeenkii dhulka u hoyda oo afka luguha iyo baalasha dhinacyadooda guduudan.

bari [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ryay, -riday; -ryi)
1. (f.g) Cid wax ay leedahay ama ka mas'uul tahay si debecsan u weyddiisasho. 2. (f.mg) Habeen meel u hoyasho.

bariiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Meel lagu hoyaday ilaa diirimaadka qorraxdu dhaxanta kiciyo ku sugnaan.

barqanoqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qotay)
Nafley fooftay, goor barqo ah, hoygeeda dib u tegid.

cambuul [m.l] (-llo, m.dh)
1. Tub geed sisin ah oo isku xiran. 2. Hoy yar, caws qoryo iwm ka samaysan oo beeraha laga dhex samaysto. ld abbuul, ambuul, cabbuul.

dhawdhawle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Shimbir dhoor iyo af dhuuban oo xooggan leh oo hoygeeda geedaha ka samaysata. ld dhawdhawley.

dhax [m.l]
Dh. ah: nafley hoygeeda habeen ka maqnaan.

dhoy [m.l]
Awoodda wax lagu garto; garaad. ld dhooy.

dhoydhoy [m.l]
Rays cusub.

h [m.dh]
(ha') Xarafka siddeedaad ee farta soomaaliga, ahna shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version