Site icon Qaamuus

jawaabta

hurdisii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

ld hurdeysii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hurdisii

gama'sii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Nafley hurdisiin.

gam'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley hurdisii.

hoobeyaa [m.l]
Halqabsi lagu billaabo ama loo adeegsado huwaaleyda oo ah heesta carruurta lagu hurdisiiyo.

hurdeysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid seexin. ld hurdisii.

hurdeysiin [m.f.dh]
eeg hurdeysii. ld hurdisiin.

hurdisiin [m.dh]
ld hurdeysiin.

seexi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid hurdisiin. 2. Dab iwm damin.

suuri [f.g.2] (-iyay, -isay)
Nafley muddo dheer hurdisiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version