hurgunsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld hurgumeysan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hurgunsan ↴
dhurgunsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhurgun haya ahaansho (jir).
dhurgunsanaan [m.f.dh]
eeg dhurgunsan. ld durgunsanaansho.
dhurgunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhurgunsanaan.
hurgumeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax hurgumo ku jirto ahaansho. ld hurgunsan.
hurgumeysnaan [m.f.dh]
eeg hurgumeysan. ld hurgumeysnaansho, hurgunsanaan, hurgunsanaansho.
hurgunsanaan [m.dh]
ld hurgumaysnaan.
hurgunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hurgumeys-naan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg