ibaguryee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-yeeyay, -yeysay)Hal si xun loo maray nasaaha ka bararid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ibaguryee ↴
ibaguryeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibaguryee. ibaguryee
ibaguryeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la ibaguryeeyey ahaansho (hal).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg