ibalaroor
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)Geed-nagaar xajiinka u eg oo xooluhu aad u daaqaan, kuna dararaan markiiba. ld iballaroor. iballaroor
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ibalaroor ↴
iballaroor [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
ld ibalaroor. ibalaroor
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg