ictikaaf
(m.l)Fadhi masaajidka gudahiisa muddo la fariisto oo cibaado loo niyoodo.
ictikaaf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)Cibaado awgeed masaajid ku raagid
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ictikaaf ↴
ictikaafid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ictikaaf². ictikaaf
ictikaafsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax ictikaaf ku jira ahaansho.
ictikaafsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
egg ictikaafsan. ld ictikaafsanaansho. ictikaafsan, ictikaafsanaansho
ictikaafsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ictikaafsanaan. ictikaafsanaan
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg