ifbax
(m.l)Muuqasho.
ifbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)1. Soo i.: wax bidhaantooda muuqasho. 2. Soo i.: wax caan ah noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ifbax ↴
ifbixid [m.f.dh]
eeg ifbax².
kalkulas-xigsineed [m.dh]
(xis.) Waxa ay la xiriirta dhakhsaha isbeddelka ee fansaaro marka loo eego isbeddellada ku dhaca doorsoomaha madax bannaan. Waxa ay ka soo ifbaxday dhibatooyinka la xiriira soo saaridda taabteyaasha xoodka.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg