Site icon Qaamuus

jawaabta

jaansaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Kabo jaan cusub la saaray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaansaaran

jaansaarnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaansaaran. ld jaansaarnaansho.

jaansaar [m.l]
Saaridda kabo duug ah la saaro jaan cusub.

jaansaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Kabo duugoobay sar cusub saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version