jadeer
(m.l)1. (bot.) Nooc ka mid ah geedgaabka oo laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo aan qodax lahayn. 2. Socod dheer.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jadeer ↴
jadeerwac [m.l]
1. ld jadeerwicid. Aadista meel aad u fog la aado. 2. Oggolaansho la'aan. 3. Naxariis, jixinjix.
jadeerwac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -wici)
1. Meel aad u fog aadid. 2. Wax diidid. 3. Cid u jixinjixid.
jadeerwacad [m.l]
ld jadeerwacasho.
jadeerwacasho [m.f.dh]
eeg jadeerwaco. ld jadeerwacad.
jadeerwaco [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-cday, -catay)
1. Meel dheer socod ku tegid. 2. Wax diidid.
jadeerwicid [m.f.dh]
eeg jadeerwac². ld jadeerwac¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg