jahawareeri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld jaah-wareeri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jahawareeri ↴
jaahwareeri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid qas iyo shaki gelin. ld jahawareeri. jahawareeri
jaahwareerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahwareer². ld jaahwareer¹ (2), jahawareer¹, jahawareerid. jaahwareer, jahawareer, jahawareerid
jaahwareerin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaahwareeri. ld jahawareerin. jaahwareeri, jahawareerin
asqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
1. Cid aqso badid. 2. Qof jahawareeri. ld aqsee.
dayeysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiaya, -iisay)
Nafley jahawareerin.
jahawareerid [m.dh]
ld jaahwareerid.
jahawareerin [m.dh]
ld jaahwareerin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg