jallaadan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dmay, -dantay; -dmi)Kutub wax jildi la geliyey noqosho. ld jillaadan¹.
jallaadan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)Kutub wax jildi la geliyey ahaansho. ld jillaadan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jallaadan ↴
jallaadmid [m.f.dh]
eeg jallaadan¹. ld jillaadmid.
jallaadnaan [m.f.dh]
eeg jallaadan². ld jallaadnaansho, jillaadnaan, jillaad-naansho.
makaraan [m.l] (-nno/makaraan, m.dh)
1. Cadad, qori ah oo dhir gaar ah laga soo jaray, oo harag ku jallaadan oo caadaqaatayaashii hore, kolka wiilasha dhashay wax laga siiyo ay u xiri jireen. 2. Qardhaas; xirsi.
jallaad [m.l]
1. Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay. 2. (-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood. 3. (-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad¹.
jallaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Kitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg