jallaaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)Cid socota si ay u kufto lug u dhigid. ld jallaafee, jillaaf, jillaafee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jallaaf ↴
jallaafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
ld jallaaf.
jallaafeyn [m.dh]
ld jallaafid.
jallaafid [m.f.dh]
eeg jallaaf. ld jallaafayn, jillaafayn, jillaafid.
jallaafo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Wax loo dhigo qof socda si uu u dhaco. ld jillaafo.
jillaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
ld jallaaf.
jillaafeyn [m.dh]
ld jallaafid.
jillaafid [m.dh]
ld jallaafid.
jillaafo [m.dh]
ld jallaafo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg