jaranjar
(m.dh)ld jaranjaro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaranjar ↴
jaranjaro [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Dhagxaan shamiintaysan, kala hooseeya oo aqallada lagu fuulo ama looga soo dego. 2. Laba tiir oo cagasaarro badani isu hayaan oo dhismayaasha lagu fuulo ama looga soo dego. ld jaranjar.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg