Site icon Qaamuus

jawaabta

jaranjaro
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Dhagxaan shamiintaysan, kala hooseeya oo aqallada lagu fuulo ama looga soo dego. 2. Laba tiir oo cagasaarro badani isu hayaan oo dhismayaasha lagu fuulo ama looga soo dego. ld jaranjar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaranjaro

jaranjar [m.dh]
ld jaranjaro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version