Site icon Qaamuus

jawaabta

jarmid
(m.f.dh)

eeg jaran¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jarmid

ajarmid [m.f.dh]
eeg ajaran¹.

go' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day)
1. Wax meel ka jarmid. 2. Dhimasho. 3. Wax wada jiray qaar, goonni uga soocmid. 4. U g.: niyadda wada siin. 5. Biyo iwm meel ka dhammmaansho. 5. Caano baqid.

jarjarmid [m.f.dh]
eeg jarjaran¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version