Site icon Qaamuus

jawaabta

jarreero
(m.dh)

1. Ladnaan. 2. Axsaan, wanaag, naxariis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jarreero

jarree [Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive]
2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g) Goor subax ah qof cunto doonaya reer ku waaberiisasho. 2. (f.g) Goor subax ah marti cunto siin. 3. (f.mg) Cid wax ka rajayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version