Site icon Qaamuus

jawaabta

jasiiro
(m.dh)

ld jasiirad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jasiiro

jasiirad [m.dh] (-do, m.l)
(jool.) Gabal dhul ah oo ay ku wareegsanyihiin biyo, gabalkaasi dhulka ah wuxuu ku dhexyaal badweyn, bad, haro, ama webi. ld jasiiro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version