kaabsul
(m.l)Xuub qira yar oo daawo buda ahi ku jirto oo afka laga qaato. ld kaabsol. kaabsol
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaabsul ↴
kaabsol [m.l] (-llo, m.dh)
ld kaabsul. kaabsul
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg