Site icon Qaamuus

jawaabta

kalabbixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax isku jirey kala saarid. 2. Badar shiidan budo iyo jariir u kala saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalabbixi

farakalabbixid [m.dh]
Faro ka qaadidda cid faraha laga qado; dayrin. ld farakalabbax (2).

kalabbixid [m.f.dh]
eeg kalabbax².

kalabbixin [m.f.dh]
eeg kalabbixi. ld ka-labbixis.

kalabbixis [m.l]
ld kalabbixin.

kalabbixiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
(c.nafl.) Noole ka hela tamarta burburka kiimikeed ee noolayaal dhintay ama qashinka dhirta. Tusaale ahaan: dirxi dhuleed, fangiga iyo bakteeriya fara badan.

moqorso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Neef dhali raabo minkiisa kalabbixid. 2. Welwel dhan waliba la eegid (neef foolanaya). ld maqooro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version