Site icon Qaamuus

jawaabta

kalabbood
(m.l)

Khilaaf; ismaandhaaf.

kalabbood
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

1. Figrad, dood iwm isku khilaafid. 2. Bur iyo biyo u kala bixid (caano)

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalabbood

kalabboodid [m.f.dh]
eeg kalabbood².

kalabboodsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax kalabbooday ahaansho.

kalabboodsanaan [m.f.dh]
eeg kalabboodsan. ld kalaboodsanaansho.

kalabboodsanaansho [m.l]
ld kalabood-sanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version