Site icon Qaamuus

jawaabta

kalaggoys
(m.l) (-syo, m.dh)

1. Labo xubnood oo lafo leh meesha ay iska haystaan; laabato. 2. Laba waddo meel ay iska gooyaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalaggoys

murguco [m.dh]
Lafaha kalaggoysyada. ld murgoco, murkuco¹.

xubin [m.dh] (-bno, m.l)
1. Qaybaha oogada nafleyda middiiba, siiba inta laba kalaggoys u dhexaysa ama isku cad ah. 2. Dadka maamul ama urur ka koobanyahay, midkiiba.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version