kalagguurid
(m.f.dh)eeg kalagguur³. ld kalagguuris.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalagguurid ↴
kalagguur [m.l]
1. Labo reer kala guurid-dooda 2. K. ah: isbeddelka xilliyada, marxaladaha iwm.
kalagguur [m.l]
1. (daaw.) Cudur caruurta ku dhaca oo madax weyneeya. 2. (baay.) Heerka saddexaad ee qaybsanka unugga.
kalagguur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Laba reerood ama qof oo wada degganaa midba dhan u guurid. 2. Xilli isbeddelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg