Site icon Qaamuus

jawaabta

kalasarree
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-reeyay, -reysay)

1. Wax, wax kale korkiisa saaran ahaansho. 2. Qof, qof kale ka derejo sarreeya, ahaansho. 3. Waxaan isku dherer ahayn ahaansho (dhul).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalasarree

kalasarreyn [m.f.dh]
eeg kalasarree. ld kalasarreys.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version