Site icon Qaamuus

jawaabta

kalasoocid
(m.f.dh)

eeg kalasooc². ld kalasooc¹ (2).

kalasoocid
(m.dh)

(baay.) Habaynta noolayaasha iyada oo loo kala qaybinayo kooxo taxane ah, laguna salaynayo fisiyoolajigooda, anatamigooda, bayokiimiko ahaan ama xidhiidho kale oo ka dhexeeya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalasoocid

kalasooc [m.l]
1. Wax kala jaad ah oo isku darsan oo intii is lehba gooni loo saaro. 2. ld kalasoocid¹.

kalasooc [m.l]
1. Wax kala jaad ah oo isku darsan oo intii is lehba gooni loo saaro. 2. ld kalasoocid¹.

kalasooc [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Wax kala jaad ah oo isku darsan intii is lehba gooni u saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version