kalgacayl
(m.l)ld kalgacal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalgacayl ↴
dhunko [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-kaday, -katay)
Bushimaha cid kale ku taabasho kalgacayl ama xurmo awgeed.
gobolaysi [m.l]
1. Xiriir kalgacayl oo ka dhexeeya dad isku gobol ah. 2. ld gobolaysash.
habsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid kalgacayl dartii isku duubid.
kalgacal [m.l]
Rabitaan iyo qaddarin qoto dheer oo cid loo hayo. ld kalgacayl.
muho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-hday, -hatay)
1. Wax ku hungoobid. 2. U m.: cid ama wax kalgacayl ama rabid u qabid; uurka wax ka doonid; wax laabraacid. 3. U m.: khatar uga baqid (cid). ld maho, moho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg