Site icon Qaamuus

jawaabta

karaab
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Qoryo yaryar oo xalxallefsan oo shabaagta badda la dhigo lagu xirxiro, si ay u sabbayso oo u muuqato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karaab

qaraabakiil [m.l]
Eexasho qaraabannimo awgeed loo sameeyo. ld karaabakiil¹, qaraabakiilid.

qaraabakiilid [m.f.dh]
eeg qaraabakiil². ld qaraabakiil¹, karaabakiil¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version