Site icon Qaamuus

jawaabta

karaankur
(m.dh)

1. Badar, budo iyo jariir u kala saarid. 2. Badar qashin ka saarid. 3. ld kuraankur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karaankur

kuraankur [m.dh] (-ro, m.l)
1. Laf wareegsan oo lowga korkiisa ku taal. 2. ld karaankur.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version