karaawil
(m.l)Afarta nooc ee turubku u kala baxo mid ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karaawil ↴
turub [m.l]
Xaashiyo cayaaro badan oo kala jaad ah lagu cayaaro oo afar cuntub u qaybsan: hadhiin, dheemman, karaawil iyo isbig.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg