karbaashid
(m.f.dh)eeg karbaash².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karbaashid ↴
karbaash [m.l] (-shyo, m.dh)
1. Suun dhuuban oo dheer oo dabo la qabto leh, waxna lala dhaco, jeedal. 2. Calallo, jawaano iwm oo la isku tolo oo waxyeellada rarka looga celiyo gaadiidka.
karbaash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Wax jeedal la dhicid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg