karfan
(m.dh)ld kafan¹.
karfan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nay, -ntay)ld kafan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karfan ↴
kafan [m.dh] (-fno, m.l)
Marada cad oo meydka la aasayo lagu duubo. ld karfan¹.
kafan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fnay, -fantay; -fni)
Maro cad ku duubid (meyd). ld karfan².
kafnid [m.f.dh]
eeg kafan². ld karfanid.
karfanid [m.dh]
ld kafnid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg