Site icon Qaamuus

jawaabta

kariim
(m.l)

1. (dii.) Macagyada Eebbe mid ka mid ah; Kariin. 2. Qof deeqsi ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kariim

faataxo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Suuradda ugu horreysa kitaabka Qur'aanka kariimka.

kariin [m.l]
ld kariim.

kari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Dab iyo biyo wax ku bislayn. 2. Biyaha iwm aad u kululeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version