karkar
(m.l)1. Tolmo lagu sameeyo dhar iwm. oo meelo badan ka dildillaacay. 2. K. ah: qof dirac ah. 3. Karka iyo rogmashada biyaha iyo waxii la mid ah oo kululaada.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karkar ↴
barkarkareed [m.dh] (-dyo, m.dh)
(fiis.) Heerkulka uu cadaadiska uumiga hoorku le'egyahay cadaadiska atmoosfeerka, taas oo uumibaxu ka muuqdo hoorka dhammaantiis.
bayl [m.l]
1. Suun ballaaran, cad oo dun ama maqaar ka samaysan oo ay ciidamadu qaataan. 2. B. ah: biyo aad loo karkariyay. 3. B. ah: midab aad u cad.
bayl [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ylay, -yshay)
Biyo aad u karkarid.
bayli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Biyo aad u karkarin.
bur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Biyo aad u karkarid.
cartan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
1. Ur aad u udgoon wax ka soo urid. 2. ld car 2. Xanaag dartii, qaylo iyo wax burburin samayn. 3. Karkarid.
falfal [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Dhaqdhaqaaqa hore karkaraya.
falfal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
1. (f.g) Cid sixir ku samayn. 2. (f.mg) Hoore wax karkaray noqosho.
karkarid [m.dh]
Karkar badan u yeelid.