karoorad
(m.l)ld karuurasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karoorad ↴
karuurasho [m.f.dh]
eeg karuuro. ld karoorad, karoorasho, karuurad.
karoor [m.l] (-rro, m.dh)
1. Meel dhisan oo lagu kaydiyo dalagga ka soo go'a beeraha, kana samaysan tiirar kor loo dhisay dushana laga saaray caws iyo hargo. 2. Wax badan oo lays dulsaaray.
karoor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax badan is dul saarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg