Site icon Qaamuus

jawaabta

karshin
(m.l)

Hilib aad loo bisleeyey.

karshin
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-imay, -intay; -imi)

Hilib wax aad loo kariyey noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karshin

karshimid [m.f.dh]
eeg karshin².

madmad [m.l]
1. Hilib qurmay oo googo'ay. 2. Hilib aad loo karshay, karshin. 3. Dhar aad u gaboobay oo marka la taabto dildilaaca.

shinshin [m.l]
Hilib karshin ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version