kartidarro
(m.dh)Karti yaridda uu qof leeyahay oo u diidda in uu hawl si fiican u fuliyo. ld kartixumo, kartili'i.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kartidarro ↴
kartili'i [m.dh]
ld kartidarro.
kartixumo [m.dh]
ld kartidarro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg