karuur
(m.l)Tuuridda alaab iwm meel la tuuro.
karuur
(m.l)Caano geel oo dhanaan.
karuur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -ratay)Alaab iwm meel tuurid.
karuur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Caano geel dhanaan noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karuur ↴
karoorad [m.l]
ld karuurasho.
karoorasho [m.dh]
ld karuurasho.
karooro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
ld karuuro.
karuurad [m.l]
ld karuurasho.
karuuran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Wax meel tuurmay noqosho.
karuuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax meel tuuran ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg