karuuran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Wax meel tuurmay noqosho.
karuuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax meel tuuran ahaansho.
karuuran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay)Caano karuur noqosho.
karuuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Caano karuur ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karuuran ↴
karuurmid [m.f.dh]
1. eeg karuuran¹. 2. eeg karuuran³.
karuurnaan [m.dh]
1. eeg karuuran². 2. eeg karuuran4. ld karuurnaansho.
karuur [m.l]
Tuuridda alaab iwm meel la tuuro.
karuur [m.l]
Caano geel oo dhanaan.
karuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -ratay)
Alaab iwm meel tuurid.
karuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Caano geel dhanaan noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg