kasab
(m.l)Hanti dhibaata badan loo maray helitaankeeda.
kasab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-sbay, -sabtay)Wax si dhib leh ku helid; tacbid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kasab ↴
kasbid [m.f.dh]
eeg kasab².
kas [m.l]
1. Awood maskaxeedka wax lagu kala garto. 2. Ulakac; bareer.
kas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Wax macnihiisa garasho. 2. U k.: wax ulakac u sameyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg