kebbisid
(m.f.dh)eeg kebbis². ld kabbisid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kebbisid ↴
kabbisid [m.dh]
ld kebbisid.
kebbis [m.l]
1. ld kabbis (-syo, m.dh) Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo ama wax kale oo lagu sameeyo dhismaha iwm laguna qurxiyo. 2. ld kebbin.
kebbis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo iwm. meel ku sameyn. ld kabbis².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg