kebbisii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)ld kabbisii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kebbisii ↴
kabbisii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid caano iwm in uu kabbado u oggolaansho. ld kebbisii.
kabbisiin [m.f.dh]
eeg kabbisii. ld kebbisiin.
kebbisiin [m.dh]
ld kabbisiin.
kebbis [m.l]
1. ld kabbis (-syo, m.dh) Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo ama wax kale oo lagu sameeyo dhismaha iwm laguna qurxiyo. 2. ld kebbin.
kebbis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo iwm. meel ku sameyn. ld kabbis².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg